Haldoornews.com
Gudoomiye Faysal Cali Waraabe Oo Kulan La Yeeshay Korneyl Qalbi Dhagax , Madaxweyne Farmaaj-na Ku Eedeeyey … + [ Muuqaal ]
September 27, 2018 - Written by admin

Hargeysa (Haldoornews):- Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka
ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu xafiiskiisa maant akulan gaar ah uu kula qaatey Cabdikariim Sheekh Muuse Qalbi dhagax oo dhawaan Hargeysa Yimid

Faysal ayaa madaxweyne Farmaajo eedeymo culus u jeediyey isla markaana ku eedeyey dhiibsitii Qalbi dhagax iyo arimo kale

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta