Haldoornews.com
Degdeg: Wasaarada Waxbarashada Oo Ku Dhawaaqday Natiijada Imitixaamkii Shaahaadiga Ahaa Iyo Magacyada Ardayda Kaalamha Ugu Sareeya Galay.
September 15, 2018 - Written by admin


Wasaarada Waxbarashada Somaliland Ayaa Goor Dhoweyd Ku Dhawaaqay Natiijada Imtaxaanadka Shahadiga Ah Ee Dugsiyada Sare Iyo Dusiyada Hoose Dhex Waxaana Imtaxaankaasi Ku Dhawaaqay Wasiirka Waxbarashada Somaliland Yaasiin Xaahi Maxamuud Faratoon Iyo Gudoomiyaha Imtaxaanadka Qaranka Daa,ud Gadhweyne.

Dugsiyada Kaalmaha Usu Saara Galay Ayaa Kala Ah

1.Nuuradiin schools
2.Nuuradiin Schools
3.Salama Schools
4.ilays schools
5.tima Cade schools
6.Nuuradiin schools
7.Nuuradiin Schools
8.Nuuradiin schools
9.26 juun
10.Maxamuud axmed cali

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta