Haldoornews.com
Mudaharaad Gilgilay Magalada Berbera Iyo Ehelada Taliye Dhawaaan Lagu Dilay Berbera Oo La Wareegay Cisbitaalka Magaaladaasi.
September 14, 2018 - Written by admin

mudahaarad Xoogan Ayaa Gilgilay Afafka Hore Ee Cisbutaalka Weyn Ee Berbera Kadib Markii Dadkani Ka Gadoodeen Warar Is Khilaafsan Oo Ka Soo Baxay Maydka Taliyihii Salidhiga Abdaal Ee Gobolka Saaxil.

Sarkaalkan Ayaa La Sheegay In Markii Hore Gaadhi La Dhacay Balse Ehelada Marxuumka Ayaa Ku Doodaya In Shirqool Lagu Dilay,Afar Cisho Ayaa Maydkiisu Ku Jiraa Talaagad Taal Cusbutaalka Weyn Ee Berbera .

COMMENTS
Arimaha Diinta