Haldoornews.com
Daawo: Kornayl Jaamal Baaxad Oo Iminka Hadley , Beeniyey-na Inuu Jabhada Caare Ka Soo Goostey + [Muuqaaal]
September 14, 2018 - Written by admin

Cornayl Jamaal Ducaale Baaxad oo ka mid ahaa saraakiishii dhawaan ka goostey ciidanka Somaliland eek u biiray jabhada Taliye Caare oo ay maalmihii ugu danbeeyey warbaahintu qoreysay inuu Somaliland dib ugu soo noqaanyo ayaa arintaasi si adag u beeniyey

Korneylka ayaa sheegay in uu hada ku sugan yahay meel 30 Km u Jirta Ceerigaabo isla markaana uu galaayo buurlayada Waqooyi oo uu saldhig kale jabhada uga sameynaayo Somaliland aanu u soo sicinin ilaa inta la saxaayo cadaalad darada ay tabanayaan waa sida uu hadalka u dhigaye

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

COMMENTS
Arimaha Diinta