Haldoornews.com
Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Hor Keenay Maanta , Kana Hadley In Xabsiga Lagu Jidh Dilo.
September 14, 2018 - Written by admin

Cabdi Maxamuud Cumar Oo Maxkamad La Hor Keenay Maanta , Kana Hadley In Xabsiga Lagu Jidh Dilo
maamulka Somalida Itoobiya Md CabdiMaxamuud Cumar iyo saddex xubnood oo la socdey ayaa saaka waxaa la hor keenaymaxkamad ku taalada magaalada Addis Ababa .

Xeer ilaalinta oo hore u codsatey in la siiyo 14 cisho ayaa maanta mar labaad-na codsatey in la siiyo 14 cisho oo kale si ay u soo dhameystiraan gal dacwadoodkooda , taas oo ay maxkamadu ka ogolaatey

Cabdi Maxamuud Cumar ayaa waxaa uu qaadigu weydiiyey in jeel lagu dhex jidh dilo waxaana uu sheegay in niman u hanjabaa ay mar mar u yimaadaan

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta