News

Madaxweynaha Somaliya Oo Salaadda Ciida Kula Tukaday Boqolaal Dadweyne Ah Masjidka Isbaheysiga Ee Magaalada Muqdisho.

Byadmin

Sep 12, 2016

 

Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo mas’uuliyiin kale ayaa boqolaal ka mid ah dadweynaha magaalada Muqdisho kala qeyb galay salaadda Ciidul-Adxa oo lagu tukaday Masjidka weyn ee isbaheysiga.

Waxaa sidoo kale tukashada salaadda Ciidul Adxa ka soo qeyb galay gudoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya, Mudane Maxamad Sheekh Cismaan Jawaari, xubno ka tirsan labada gole ee iyo qaar ka mid ah madaxweynayaasha maamul goboleedyada dalka.

ciid-1-740x493 ciid-2-740x493 ciid-3-740x493 ciid-4-740x493 ciid-5

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *