News

Maayorka Caasimada Hargeysa Oo Amar Ku Bixiyey In La Xidho Gawaadhida Speedka Ku Socota maalmaha Ciida Lagu Jiro + Muuqaal

Byadmin

Sep 12, 2016

Hargeysa (Haldoornews)- Cabdiraxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco Maayorka Caasimada Hargeysa Ayaa Amar Ku Bixiyey In La Xidho Gawaadhida Xawliga ku socda Maalmaha Ciida Barakaysan Lagu Jiro, Faah-faahinta warkaasi Halkan hoose Ka Daawo.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *