News

Daawo: Gudida Doorashooyinka Somaliland Oo Ka Hadley Qalabkii Diwaangalinta Gobalka Sool Oo Xalay Dabaley Hubayni La Wareegtay

Byadmin

Sep 12, 2016
?
?

Gudoomiyaha Gudida Doorashooyinka Cabdiqaadir Iiman Warsame ayaa waxaa uu bulshada reer Somaliland Ugu Bushaareyey in qalabkaasi la dhacay xogtii lagu uruuriyey dhamaantood ay ku soo dhacdey xarunta dhexe ee kominshanka isla markaana aanay jirin wax xog ah oo raacdey qalabkaasi waxaana uu ugu baaqey dableydaasi qalabka la wareegtay in ay iska soo celiyaan maadaama oo aanu wax anfac ah u laheyn
Dhinca kale gudoomiyaha gudida doorashooyinka Somaliland waxaa uu sheegay in baadhitaan iyo dabo gal xoogan lagu wado dableydaasi xalay la wareegtay qalabkii diwaangalinta goob ka mid goobaha magaalada Laascanood.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *