News

Daawo: Barnaamujka Salaamaha Ciidda Germany iyo Jawigii Salaada oo Saaka Si wayn Isugu soo Baxeen Somalida ku Dhaqan Magaalada Kassel.

Byadmin

Sep 12, 2016

Kassel (Haldoornews) Muslimiinta ku Dhaqan Dalka Jarmalka ayaa Saaka Si wayn isugu soo baxay Goobaha lagu Cibaadaysto Sallaadii Ciida Carafo kuwaasi oo isugu Hambalyeynayay Farxada Maalinta Qiimaha ku leh Dadka Muslimiinta ah.
Somalida ku dhaqan Magaalada Kassel ee dalka Jarmalka ayaa ka mid ahaa Dadwaynaha Wayneeyay Maalintan kuwaasi oo Isugu soo baxay Masaajidka Towba iyo Hotelka Yasmiin .
Halka Hoose ka Daawo Muuqaalka Jawigii Ciida Masaajidka Towba iyo Barnaamujkii salaamaha Ciidda oo ay ka qayb galeen Dadwayne kala duwan oo Maanta udabaal deggay Maalinta Ciidda Carafo.

img_3076 img_3079 img_3067

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *