News

Ciid Mubaarak:Shabakada Haldoornews oo Hambalyo ku Aadan Munaasibada Ciida Hambalyo u Diraysa Bulshada Islaamka Gaar ahaan dadka somali-da ah.

Byadmin

Sep 12, 2016

ciidHargeisa(Haldoornews)-shabakada Caalamiga ee haldoornews waxay hambalyo iyo duco kal iyo laab ah u diraysaa Guud ahaan Shucuubta Islaamka iyo Bulshada Somali-da ah ee ku kala Nool Daafaha Dunida munaasibada Ciidul Odxa oo si weyn looga ciidayo dalalka islaamka ee caalamka.

waxaanu ugu ducaynaynaa in alle sanadkan sanadkiisa kale ku gaadhsiiyo bashbash iyo barwaaqo , nabad qab iyo badhaadhe.

sidoo kale waxaanu hambalyo u diraynaa bulshada ku xidhan shabakada Haldoornews oonu leenahay caafimaad qab nagula ciida. iyo mid ka mid ah heesaha ciida….Daawasho Haboon.

Fadlan hambalyada aad isu diraysaan noogu soo hagaajiya ciwaankeena.

Haldoornews@yahoo.com

 

Haldoornews.com

Hargeisa office

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *