News

Ogaysiis: Maamulka Masaajidka  Al towba Waxa uu ugu Bushaaraynayaa Muslimiinta ku Dhaqan Magaalada Kassel iyo Nawaaxigeeda in Sallaada Ciida lagu Tukan Doono Masjidka.

Byadmin

Sep 11, 2016

Ogaysiis Maamulka Masaajidka  Al towba (dabaqayn) waxa uu ugu Hanbalyaynayaa Dadka Muslimiinta ah Guud ahaan iyo dadka Soomaalida ah ee ku nool  Kassel iyo nawaaxigeeda soo galitaanka Ciidul aldxaha waxa kaloo ugu bishaaraynayaa in salaada ciida lagu oogi doono isla Masjidka ayadoo farxada ciida loo diyaariyay dadwaynaha qado Sharafeed hadaba ka soo qaygal wacan  ciid mubaarak kulu caamin wa antum bilkhayr

Salaada ciida waxaa la Tukan doonaa hadii eeba idmo 9:00 subaxnimo

Adressku waa : Ölmühlen weg 5/34123 Kassel  waxaad ka soo raaci kartaa treenada 4/8 basaska 32  am Stern Richtung Papeirfabrik NB:waxaad kaga Dagaysaa Tareenka Stop-ka Sanderhausen.

14273522_1454980344528590_556640715_o 14315698_1454980321195259_578865148_o

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *