News

Fanaanada Boqorada Codka Yurub Geenyo oo Hees Cusub imika Daawaha ka soo Qaaday.

Byadmin

Sep 10, 2016

Fannnaanada Caanka ah ee Yurub Maxamed Cabdi Geenyo, ayaa soo saartay Hees ka duwan heesihii ay hore u qaadi jirtay ujeedo ahaan iyo laxan ahaanba, Heesta oo magaceedu yahay Maaweelo waxay ka hadlaysaa Qisada gabadh iyo wiil isu Mehersan, islamarkaana ay gaadhay wakhtigii Arooska iyo Guri galkooda ay ballantu ahayd, Hawl badanaa Jacaylka iyo Guurkuba inta aanay inantu u soo wareegin gurigeeda rasmiga ah.

Erayada Abwaan Maxamed Siciid C/laahi (Xarrago)
Codka Yurub Maxamed Cabdi Geenyo
Music by Axmedweli Furinle
Laxanka Dr Axmed Shaadali
Maqal Haboon

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *