News

Daawo Muuqaal Sir Ah oo Muujinaya Cadaawada Somaliya u Hayo Sucuudigu iyo Qorshe lagu Doonayo in Aduunyada lagaga Tirtiro oo Israil lagala Tashaday.

Byadmin

Sep 10, 2016

yaabMuqdisho (Haldoornews)-Dawlada Sucuudiga ayaa Qorshaynaysa Sidii Aduunka loogu Tirtiri laha Dhulka Umadda Somaliyeed iyada oo la Helay Muuqaalkan oo Muujinaya Cadaawada Dawlada Sucuudigu uhayso Shacabka Somaliyeed oo ay Dhulkooda Duulaan ku yihiin Wadamo badan oo Sucuudiguna ku Biiray
somalia iyo jabuuti waa halka dal oo aduunka ugu kheyraadka badan, sacuudiga dalka somaliya kuma soo qaadaayo dagaal toos ah balse waxuu jabuuti iyo somaliya gumeysi ku galin rabaa dowalada itoobiya.
Halka Hoose ka Daawo Muuqaalkan oo Halis ku ah Dhulka Somaliya iyo Itoobiya oo Duulaan Cusub kusoo Fool leeyahay

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *