News

Daawo: Faysal Cali Waraabe Oo Ka Hadley Muddo Kordhinta Loo Sameeyey Golaha Wakiilada Gudoomiye Ciro Na Ugu Baaqey In Uu Is Casilo

Byadmin

Sep 10, 2016

faysal-caliGudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu ka hadley muddo kordhinta loo sameeyey golaha wakiilada waxaana uu sheegay in uu soo dhaweynaayo muddo kordhintaas balse dib u habeyn lagu sameeyo golaha wakiilada arinta saami qeybsigana xal rasmi ah laga gaadho sida ugu dhakhsaha badan
Sidoo kale gudoomiye Faysal Cali Waraabe ayaa waxaa uu gudoomiyaha xisbiga Waddani isla markaana ah gudoomiyaha golaha wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro waxaa ugu baaqey in uu xilka gudoomiyaha wakiilada iska casilo isla markaana uu qeyb ka noqdo dib u habeynta lagu sameeyo golaha wakiilada
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *