News

Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya Oo Shaaciyay Inuu Yahay Murrashax U Taagan Xilka Madaxweynanimada Soomaaliya

Byadmin

Sep 6, 2016

Ra’isal wasaaraha Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa maanta kaga dhawaaqay magaalada Muqdisho inuu yahay murashax u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya.

Ra’iisal wasaaraha ayaa ka qeyb gali doona doorashada madaxweyne ee la qorsheeyey inay dalka ka dhacdo 30-ka bisha October ee sanadkan.

Ra’isal wasaaraha ayaa sheegay inuu isu arko qof sii dhameystiri kara “howlihii wanaagsanaa” ee ay dowladda Soomaaliya soo qabatay afartii sanadood ee la soo dhaafay iyo kuwa dhiman.Cumar-Cabdirashiid

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *