Aragtida Dadweynaha

Hambalyo Guushii Qaranka Somaliland ee Bislaatay.‏

Byadmin

Sep 6, 2016
DP WORLD, Dubai, United Arab Emirates, May 10, 2007 (Photo by Nemanja Seslija/ITP Images)
 

Maant anigu waxaan arka in aqoonsigii S/Land gacanta inoo soo galay, maadaama si rasmi ah Xukuumada Somaliland

heshiis ula saxeexatay Dawlad UAE, gaar ahaan shirkada DP- World. Hesiiskaas oo ku saabsan Casriyeeynta iyo baladhinta Dekada Berbera.

Sidaas darteed, haddii aanu nahay Haldoor, waxgaradka , Hooyinka, iyo dhamaan Jaalaiyada Reer Somaliland ee dalka Holland, Waxaanu hamlbayo u dirayna Xukuumada S/Land ee ku guuleysatay dhameys-tirka Heshiiskaasi Maal-gelinta Dekeda Berbera.
Magacyada qaar ka mid ah Jaaliyaduna wa sida hoos ku qoran:-

-Maxamed Yuusuf Buux Gudoomiyaha Guurtida Holland.
-Caaqil Cabdi Xaaji
-Omar Qiyas (Imaamka)
-Yuusuf Ibrahim (Goore)
-Keyse Xaashi Adan.
-Axmed Ilka Case
-Carab Maxamed Yey
-Xaaji Cabdi Bawda yare
-Muxumud Cumar Cali Shabeel.
-Cabdiraxmaan Hadhiye
-Odey Sooraan
-Odey Xoogsade.
-Abdi Maxamed Yuusuf.
-Axmed Shanle.
-Muj. Keyse Cumar
-Frxaan
-Abdillahi Gaaxnuug
-Omar Suldaan
-Saciid Cabdi Inadhayare.
-Axmed Muuse.
-Abdulqaadir (Qaadiro)

Maxamed Yuusuf Buux
Gu. Guurtida Holland.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *