News

Daawo: Madaxwayne Siilaanyo oo ka Qayb galay Qalinjebinta Jaamacada Hargeysa iyo Furitaanka Mashaariicda Jaamacada

Byadmin

Sep 5, 2016

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Axmed Maxamed Maxamuud(siilaanyo) iyo guddoomiyaha xisbul-xaakimka KULMIYE Md Muuse Biixi Cabdi, ayaa ka qaybgalay qalin-jebinta dufcaddii 13-Aad ee ka baxda Jaamacadda Hargeysa oo maanta lagu qabtay hoolka xarunta jaamacadda.

Madaxweynaha JSL Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE mudane Muuse Biixi Cabdi oo madasha qalin-jebinta kelmado kooban ka jeediyey, ayaa hambalyeeyay ardayda Qalin-jabisay isagoo sidoo kalenna ugu mahadnaqay maamulka iyo macallimiinta Jaamacadda Hargeysa iyo waalidiintii lasoo dedaalay 862 arday ee maanta ka qalin jabisay jamacada Hargeysa.

14142051_291479294549130_6162693258751594167_n 14184481_291480371215689_8035550040935150931_n 14199366_291480767882316_3669521873301035527_n 14199477_291480884548971_7065821524587671158_n 14199596_291479927882400_323975079742791393_n 14202549_291480624548997_615863950051913432_n 14202663_291479551215771_27245099752314421_n 14211929_291479764549083_1802870900653130052_n 14212159_291480157882377_6794466648834350518_n 14212572_291480514549008_1731214971445407942_n 14212589_291479767882416_5183075966970662089_n 14212652_291479554549104_7319006071155811577_n 14222101_291479544549105_12891560096831679_n 14222162_291480757882317_7542940150078329538_n 14224809_291479937882399_1922897766758821971_n 14225519_291480627882330_7156337890504392856_n 14233008_291480897882303_3594334798180488465_n 14233048_291479761215750_2346047143233351855_n 14233112_291479127882480_1522314253669795863_n 14238140_291480511215675_4443750999301622298_n 14264981_291480554549004_6216888670476481784_n 14265053_291480264549033_6549421101575194717_n

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *