News

Daawo: Cali Warancade Oo Ka Hadlay Sababta Uu U Doortay Wakiilka S.Land U Fadhiya Itoobiya

Byadmin

Aug 28, 2016

warancadeWasiirkii Hore ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade haatana ah Wakiilka Somaliland ee Dalka Itoobiya ayaa Maanta Si Rasmi ah Xilkii Wasaaradaasi Waxa uu Ugu Wareejiyey Wasiirka Cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha Prof Yaasiin Maxamud Xiir Faratoon.
Wasiirkii Hore ee Arrimaha Gudaha ayaa Iftiimiyey Sababta Keentay In Loo Xusho Wakiilka Somaliland ee Dalka Ethiopia.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *