Haldoornews.com
Isku-Aadka Tartanka 16-Ka Ee Ciyaaraha Qaramada Ee Euro 2016-Ka Oo La Shaaciyay
June 24, 2016 - Written by admin

farIsku-aadka warreega 16-ka ee Euro 2016-ka oo la shaaciyay ayay ciyaarta ugu adag dhex-mari doontaa Spain iyo Talyaaniga, halka Ingiriisku kala ciyaari doono dalka yar ee Iceland oo markii u horraysay tartanka ka qaybgalaya.

France waxay isku dhaceen Republic of Ireland, halka Switzerland foodda iska-dari doonaan Poland, isla markaana Croatia iyo Portugal iyana is waajihi doonaan, iyadoo Wales-na la ciyaari doonta Northern Ireland.

Hungary iyo Belgium, ayaa iyana wada ciyaari doona, iyadoo Jarmalka iyo Slovakia-na isku dhaceen, balse waxa nasiib-darro ku dhacday Turkey iyo Albania oo goolal tirsi darteed koobkan kaga hadhay.

Switzerland Vs Poland (June 25)
Wales Vs Northern Ireland (June 25)
Croatia Vs Portugal (25 June)
France Vs Ireland (26 June)
Germany Vs Slovakia (June 26)
Hungary Vs Belgium (26 June)
Italy Vs Spain (June 27)
England Vs Iceland (27 June)

 

Haldoornews.com

contact@haldoornews.com

Ku soo Dhawaw Warbaahinta Haldoornews.com

Nagala soo Xidhiidh 

E-mail: Haldoornews@yahoo.com

Facebook Page:  facebook.com/Haldoornews.com1/

Twitter  https://twitter.com/haldoornews1

COMMENTS
Arimaha Diinta