Garyaqaankii Guud ee Somaliland Dhawaan iska Calisay oo loo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somalia.

Muqdisho(Haldoornews)-Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta u magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee dalka Somalia Ibraahim Iidle Saleebaan, kadib markii uu xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda sareĀ  Ceydiid Ilka-Xanaf, kaasoo xilkan hayay tan iyo xilligii dowladdii KMG aheyd. Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare Ibraahim Iidle Saleebaan ayaa isla maanta loo dhaariyay xilka Guddoomiyaha, kadib munaasabad … Continue reading Garyaqaankii Guud ee Somaliland Dhawaan iska Calisay oo loo Magacaabay Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somalia.