Dhamaan Maamulka, Hawlwadeenada iyo Wariyeyaasha Haldoornews.com waxay Hambayo udirayaan Meherka: Cabdirisaaq Daahir Khaliif (Gurey) iyo Marwadiisa Nasra Mohamed Muuse oo maanta meherkoodu ka dhacay hotelka Green Plaza ee Magaadda Hargeisa, Waxaanu Leenahay Noqda labadii isku Waara Ubad Khayr qabana ka Hela Aamiin/..