News

“Xusul Duub madhan iyo Xawaare Madhan ayuu ku soo Gallay Magaalada Hargeysa, Xafiiskii Madhnaa iyo Xilkii Madhnaa een ka Xuubsiibtay ayuu Xiise Madhan iyo Xarago Madhan Kula Dul Ciiray”Boobe Yuusuf Ducaale

Byadmin

Mar 15, 2016

Hargeysa(Haldoornews)-Muj Boobe yuusuf Ducaale oo Dhawaan iska Casilay Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani oo uu ku sheegay Xafiisyo madhan , Xarumo madhab, iyo Xurmo madhan , waxaa xilkaasi loo magacaabay c/rashiid xasan mataan oo hore u ahaa musharax madaxwayne ku xigeen ee Xisbiga UCID oo uu isna hore isaga Casilay.

waxaana uu hadalka maanta uu boobe yuusuf ducaale Jawaab u Diray c/rashiid oo dhawaan warbaahinta la hadlay kana daba qaatay hadalkii boobe ee uu hore ugu dhaliilay xisigaasi .

waxaana boobe jawaab ka bixiyey hadalkaasi c/rashiid xasan mataan .

Hoose ka Daawo.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *