News

War Deg Deg Ah: Dabley Hubaysan Oo Badhtamaha Suuqa Magaalada Burco Toogasho Ku Dilay Nin Darawal Ah.

Byadmin

Mar 14, 2016

Burco (Haldoornews) Badhtamaha suuqa magaalada burco gaar ahaana agagarka hotel City Plasa ayaa maanta dabley hubaysani ay ku dileen nin lagu magacaabo yusuuf oo ahaa darwaliinta gaadiidka xamuulka qaada ee loo yaaqano “waaraadka” ee iskaga kala goosha Puntland iyo Somaliland.

Waxaana dableydani ay dileenka ninkan sida la sheegay isagoo ka shaahaynaya maherad ku taala gudaha magaalada burco .

Ilaa hada lama garanayo dableyda dishay ninkan iyo sababta ka danbeysay inay dilaan, balse ciidamada booliska gobolka togdheer ayaa iyagu gacanta ku soo dhigay dablaydii dishay darawalkaasi,

10353120_1217686241594787_8383256824732854759_n

Mohamed Ibraahim Hassan (British)

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *