Maxamed Yaasiin Jaamac (Ilkacase)
Maxamed Haybe Cismaan
Maxamed Gadhyare Nuur
Xamse C/raxmaan Maxamuud
Pro.Ismaaciil Cabdi C/laahi
Ibraahin Axmed Jaamac
Ridwaan Cabdi Xasan
Khadar C/raxmaan Aadam
Mustafe C/kariin Cali
Dhamaan Asxaabtaasi Waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan Meherka: Axmed-naasir Cismaan Ibraahin iyo Fadxiya Cali Xasan oo Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Augsburgee Dalka Jarmalka, Waxaanu leenahay noqda labadii isku Waara ubad khayr qabana kala Hela. Aamiin.. Aamiin