Aragtida Dadweynaha News

Daawo: Safiir ku Xigeenka Somaliya ee Dalka Masar oo isku Dayay inuu Gabadh Soomaliyeed ka iibiyo Maydka Walalkeed oo Halkaasi lagu Dilay.

Byadmin

Mar 13, 2016

safiirka mayd
Ku simaha Safiirka Soomaaliya ee dalka Masar Ilyas Cumar Shiikh ayaa noqday nin ku qalan jabiyay laaluush kadib marku isku dayay in gabadh Soomaaliyeed ka iibiyo meydka walaalkeed oo koox kale ee Soomaali ku dileen Qaahira ee dalka Masar.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *