News

Daawo: Aqoonyahanno Caddaan Oo Af Soomaaliga Bartay Jaamacadona Ka Dhiga.

Byadmin

Mar 13, 2016

Halkan ka daawda aqoonyahanno caddaan ah oo kala ah Professor Goirgio Banti (Jaamacadda Oriental University ee Naples-Italy), Dr. Martin Orwin (Bare sare oo ka tirsan Jaamacadda SOAS ee London) iyo Dr. Morgan Nilson (bare ka tirsan Jaamacadda Goteborg University ee Sweden), oo saddexdooduba Af Soomaaliga bartay, isla markaan dhiga. Waxa Hargeysa kula kulmay oo waraysiyo kooban kooban la yeeshay Cabdishakuur Xaaji Muxumed Muuse (Heersare).

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *