News

GUDOOMIYAHA WADDDANI OO XILKII AFHAYEENIMO KA QAADAY IBRAAHIM MAHDI BUUBAA IYO XILDHIBAAN BUUBA OO SHEEGAY INAY WAXBA KA JIRIN XILKA QAADISTAASI.

Byadmin

Mar 12, 2016

Hargeysa(Haldoornews)-Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani ayaa Wareegto Xisbi oo uu soo saray shalay maantana soo gaadhay Warbaahinta ayaa lagu sheegay in xilkii laga qaaday Afhayeenka Xisbiga Waddani Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba waxana lagu sheegay in war murtiyeedkaa inuu baaneeyo Booskaa.

Geesta kale Xildhibaan Ibraahim Mahdi Buuba ayaa oo aan la hadalanay ayaa sheegay inaany waxba ka jirin Xilka La Sheegay in laga qaaday ee uu xilkaa Hayo Xil laga qaadayna anu waxba ka ogayn

Halkan Ka Dheeho Nuqulka Wareegtada Xilka Lagaga Qaaday

ciro iyo buubaa

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *