Buuhoodle(Haldoornews)-Wasiirka caafimaadka somaliland oo ku sugan magaalada Buuhoodle ayaa ka Hadlay Hadal ka soo Yeedhay Hogaamiyaha Kooxda Khaatumo oo ku Dhawaaqay Dagaal ka dhan ah somaliland.
waxa uu saleebaan xaglo toosiye ku tilmaamay dambiile laayey Dad masaakiin ah isla markaana ay la tiigsan doonaan Maxkamada Caalamiya la hayona codad iyo muuqaalo uu ku Guubaabinayo dagaalo ka Soo Cusboonaada Buuhoodle iyo deegaano Hoos Yimaada.
Haldoornews.com
Contact@haldoornews.com