Aragtida Dadweynaha Featured

Hambalyo Aroos Wacan: Aadan Caabi ismaaciil Iyo Aasiya Axmed Ismaaciil oo Aqal galkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa

Byadmin

Mar 11, 2016

Dhamaan Hawlwadeenada Shabakada Caalamiga ah ee Haldoornews.com iyo Asxaabtani Waxay hambalyo Kal iyo laab ah udirayaan Arooska Lamaanaha Aadan Caabi ismaaciil Iyo Aasiya Axmed Ismaaciil oo Aqal galkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu leenahay Noqda labadii isku Waara Ubad Khayr qabana kala hela Aamiin
Asxaabtani oo kala ah.
Axmed-yaasiin Mawliid Aboole
Rooble Cabdi Muuse
Bishaaro Jaamac Saalax
Yaxye Xaaji Bursade
C/risaaq Axmed C/laahi
Mustafe C/kariin Cali
Caasha Xaashi Bacado
Mustafe Abshir
Hodan Cali Aloore
Waxay dhamaantood hambalyo Kal iyo laab ah udirayaan Arooska Lamaanaha Aadan Caabi ismaaciil Iyo Aasiya Axmed Ismaaciil oo Aqal galkoodu ka dhacay Magaalada Hargeisa, Waxaanu leenahay Noqda labadii isku Waara Ubad Khayr qabana kala hela Aamiin…

1 2 3 4 6 8 7

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *