Dhamaan Axsaabtan oo ku Dhaqan Wadanka jarmalka waxay Habalyo meher udirayaan Mustafe Abdi Osmaan (Dad-hore) Iyo Huda Abdirashiid Cabdi oo meherkoodu ka dhacay Gabiley.
Ridwaan Cabdi Xasan
C/qaadir Geedi Caynaashe
C/casiis Muxumed Cumar
Asma Muxumed Samaale
Khadra Maxamuud Samatar
Mustafe C/kariin Cali
C/kariin C/laahi Qalinle
Dhamaan dadkaasi waxay Hambalyo kal iyo laab ah udirayaan meherka: Mustafe Abdi Osmaan (Dad-hore) Iyo Huda Abdirashiid Cabdi oo meherkoodu ka dhacay Gabiley
Waxaanu leenahay noqda labadii isku waara Ubad Khayr qabana kala Hela, Aamiin.