Hargeysa(Haldoornews)-Warsaxaafadeedkan kasoo Baxay Xafiiska Hogaamiyaha Xisbiga Wadani C/raxman Ciro ayaa waxa uu C/rashiid Xasan Mataan u Magacaabay Af-hayeenka Xisbiga Wadani oo uu Dhawaan iska Casilay Muj Boobe Yuusuf Ducaale oo Dhawaan ku Sheegay Xisbigaasi mid Xafiis yadiisu wada Madhan Yihiin.