Dhamaan Ganacsatada reer Somaliland,dalka iyo dibaddaba iyo cid kasta oo danaynaysa waxaa la socodsiinayaa in dhawaan la qaban doono Carwada weyn ee ganacsiga ee sanad walba lagu qabto Guangzhou(China),taas oo lagu soo bandhiga, lagana iibsado waxyaalo badan oo kala duwana,waxayna u dhcaysaa sidan:-
Goobta ay ka dhacayso waa :-
Venue:China Import and Export fair complex –No.380-Yuejiang—Zhong Road-guangzhou-China.
Xiliyada la qabanayo:-
- (April 15 ilaa 19.2016) waxaa la soo bandhigayaa guud ahaan qalabka Electronic sida laydhadhka Guryaha —Baabuurta iyo qalabka dayactirka Gaadiidka—Mishiinada waaweyn—qalabka dhismaha—waxyaabaha Chemicalka—waxyaabaha tamarta laga dhaliyo.
- (April 23 ilaa 27 -2016) waxaa la soo bandhigayaa wxyaabo badan oo kala duwan—qalabka Guryaha lagu qurxiyo—waxyaabaha hadiyadaha loo bixiyo.
- (01 May ilaa 05 May waaa la soo bandhigayaa qalabka guryahay –qalabka Xafiisyada— noocyada kala duwan ee Shandaha wax qaato—Cuntada—Dawooyinka—qalabka Caafimaadka—Dharka—Kabaha iwm
Hadda wixii faahfaahin dheeraad ah,sida Visa- iyo waraaqaha casuumada kala soo xidhiidh Xafiiska Saciid Aar—Tell: +8613202052025.
Emailka:2301671563@QQ.com
Amase la soo xidhiidhka Wakiilka Somaliland ee cinwaanka hoos ku qoran.
F.G:- Fadlan ganacsade ku dadaal in waxa aad dhoofinaysaa aanay wax dhibaato ah u geysanay Dadka—Duunyada-Duurjoogta iyo Deegaanka iyo amaanka dalka midna.
ALLA MAHAD LEH
Abdi M.Saleiman(Mingiste)
Wakiilka Somaliland ee dalka China
Email: abdi_saleiman@hotmail.com
Facebook abdi Saleiman
Twitter @_saleiman.
Skype abdi saleiman
Tell: 00252-634699833(Hargeysa)—00252-633222228(Haregysa)
China + 8613710941820