Xaliimo cabdi obsiiye.Maxamed cabdi obsiiye. Maryan cabdi obsiiye. Axmed cabdi obsiiye. Mukhtaar cabdi obsiiye. Adeer daahir obsiiye camir iyo caruurtiisa. Caasha obsiiye camir. Xaawa obsiiye camir. Maxamed c.samad sh. Maxamed yuusuf x.cabdi iyo dhammaan familiga reer camir bide waxay tacsi u dirayaan Eddo Safiya X.Cabdi camir oo ay ka tacsiyadaynayaan geerida ku timi xaajigeedii Ing.Axmed warsame siciid ilaahay ha u naxariisto ehelkii walaalihii iyo qaraabadii uu ka baxay samir iyo iimaan ha ka siiyo isagana janno fardawsa ha ka waraabiyo aamiin