News

Qarax Ka Dhacay Garoonka Diyaradaha Ee Magalada B/weyne Ee Ugaas Khaliif.

Byadmin

Mar 7, 2016

baladwayneQarax ayaa Sakay ka dhacay Garoonka Diyaradaha Ee Ugaas Khaliif ee magalada B/weyne Qaraxa oo ahaa mid lagu so qariyay boorsada rakaabka usocda magalada muqdisho ayaa lagu soo dhax qariyay qarxay halka lagu baaro dadka raaco diyaradaha kabaxo magalada baladweyne ee afaaka hore Garoonka Diyaradaha Ugaas khaliif ayuu ka dhacay qaraxa.

sida u shegayo goob jooge lahadlay Shabakada Hiiraan Xog ayaa u xaqiijiyay in uu qaraxa uu mid aan la fileyn oo aay dadku wada argagaxeen hasa ahate waxaan aan u jeday ayuu yiri gobjogaha in aay dad badan halkas dhawac ka soo garay dhawacaas oo u muuqday mud fudud wallow aan xaqijin Karin in aay dhimasho jirto ayuu yiri gobjogaha la hadlay Hiiraan Xog waxaa kalo dhawac ka soo garay sakar kamid ah Ciidamada AMISOM gar ahaan kuwa Jabuuti oo halkaas kusugan.

Ilaa hada si rasmi ah loma oga qaraxa cida soogilisay iyo  tirada wax ku noqotay  madama uu mesha uu qaraxa ka dhacay ay joogeen rakaab aad u farabadan waxana jiri karo dhimasho iyo dhawac badan oo aan laga warhayn ila iyo hada.

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *