![Dahab_small[1].jpg Final Dec 08](https://i1.wp.com/www.haldoornews.com/wp-content/uploads/2016/03/Dahab_small1.jpg-Final-Dec-08.jpg?resize=255%2C160)
Innaa Lillaahi wa Innaa Ilayhi
Raajicuun
Raajicuun
Guddoomiyaha Shirkadda Dahabshiil Group (Maxamed Siciid Ducaale), Maamulaha Guud ee Shirkadda Dahabshiil Group (Cabdirashid Maxamed Siciid), Dhammaan Maamulka Xarunta Shirkadda Dahabshiil, Dhammaan Shaqaalaha Shirkadda Dahabshiil iyo Dhamman Wakiilladda Shirkadda Dahabshiil waxa ay Tacsi u dirayaan Ehelkii, Qaraabadii , iyo Shacabkaba. Geerida ku Timid, Labada Marxuum ee Kala ah Marxuum
Faarax Jaamac Hassan iyo Marxuum
Maxamuud Xaaji Cabdi Ducaale
waxaanay ilaahay uga baryayaan Labada marxuum in uu naxariistii janno ka waraabiyo, ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyoodeyna Samir iyo Iimaan ka siiyo.
AAMIIN …………… AAMIIN …………………. AAMIIN.