News

Maxaa ka Jira in uu Maxamed Nuur Caraale Duur uu isna ka Huleeli Doono Xisbiga Mucaaradka ah ee Wadani.

Byadmin

Mar 6, 2016

duurHargeysa(Haldoornews)-Wasiirkii hore ee wasaarada arimaha gudaha somaliland maxamed nuur caraale duur oo hada ka mida kaadiriinta xisbiga waddani ayaa gudoomiyaha xisbiga waddani C/raxmaan cirro ku war galiyay inuu xubinimadii xisbigaasi iska casilaayo maalinta beriya isaga oo sheegay in aanu sii wadi karin siyaasada xisbiga waddani oo uu ku sheegay mid aan balaadhnay warqada qoraala oo uu u geeyay gudoomiye cirro ayaa uu ku sheegay inuu go,aansaday inuu ka baxo xisbiga waddani
waxaana sidaa noo xaqiiyay sarkaal sare oo ka tirsan xisbiga waddani oo ka gaabsaday in magaciisa la sheego.
masuulkan ayaa noqonaaya kii labaad ee mudo 48 saacadooda ah iska casila xisbiga waddani waxaana la filaaya inay tani noqondoonto mid alaabada u furta siyaasiyiin hada dhuumanaaya oo ku jira xisbiga waddani waxaan ka horeeyay mujaahid boobe yuusuf ducaale oo maanta ka huleelay xisbigaasi waddani

 

Haldoornews.com

Xigasho Gobanimonews

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *