Bahda Haldoornews iyo dhamaan Asxaabtani oo kala ah:
Gudoomiye ku Xigeenka Xisbiga Kulmiye Aaden Cabdi Aleeli
C/risaaq Nuux Xaaji Cabdi
Nasriin Cali Barkhadle
Ibraahin Xamdaan Axmed
Khadra Maxamuud Samatar
Khaalid Naasir Cago-jiid
Mustafe Abdikariin cali
Maxamuud Jiciir
Xasan-kayd C/raxmaan
Waxay Hambalyo Meher udirayaan Meherka: Abdirisaq cisman bare
Iyo Deeqa abdi abdilahi oo Maanta Meherkoodu ka Dhacay Magaalada Kassel ee Dalka Jarmalka, WAxaanay leeyihiin noqda labadii isku Waara ubad khayr qaba kala hela. Aamiin Aamiin…