Berbera (Haldoornews) Waxaa Saaka Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Berbera Alle Ha unaxariistee Gaashaanle Cabdirisaaq Yuusuf Maxamuud (Casayr) oo Dhawaan Dablay Hubaysani ku Dishay Magaalada Berbera,
Aaska Marxuumka ayaa Waxaa ka Qayb galay Madaxwayne ku Xigeenka Somaliland Mudane C/raxmaan C/laahi Ismaaciil (Saylici) , Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muj.Muuse Biixi Cabdi, Wasiiro ka Tirsan Xukuumada Madaxwayne Siilaanyo, Taliyaha Booliska Somaliland iyo Madaxda Qaranka Somaliland.
La soco Goordhaw Muuqaalka Aaska Marxkuumka.
Haldoornews.com