News

Wasiir Caddani oo Xilkii Wasaaradda Duulista Ku Wareejiyey Wasiirka Cusub Wasaaradaasi oo loo magacaabay.

Byadmin

Feb 27, 2016

Wasiirka cusub ee wasaaradda duulista iyo hawada Cumar Sh. Max,ed Faarax ayaa maanta si rasmi ah xilkii wadaaradaasi ugala wareegay wasiirkii hore oo xiligan ah wasiirka wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta somaliland Mudane Cismaan C.laahi Saxardiid “Caddaani”.

cadaani

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *