Aragtida Dadweynaha

Tacsi Tiiranyo Leh oo ku Socota Wariye Maxamed Ismaaciil Cumar (Maxamed-Biid) oo Xaaskiisii Hinda Jaamac Ibraahin ku Geeriyootay Magaalada Gabiley

Byadmin

Feb 27, 2016

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun  Dhamaan Maamulka iyo Hawladeenada Haldoornews.com Waxay  tacsi udirayaan  Wariye Maxamed Ismaaciil Cumar (Maxamed Biid)oo Habeenkii Xalay Xaaskiisa Marxuumad Hinda Jaamac Ibraahim Ku geeriyootay Magaalada Gabiley kadib markii Ay umushay Gabadh hadda nool oo Caafimaad qabta(Umal Aroortay) Marxuumadu waxay if kaga tagtay shan hablood iyo laba wiil.

tacsi3

Inaalilaah Wa Inaa Ilayhi Raajucuun ilaahay marxuumada janadii ha ugu deeqo Samir iyo iimaana haka siiyo ehelkeeda sigaara saygeeda sxbkay Maxamed Biid

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *