Muqdisho (Haldoornews)-saxafiyad Nimco Maxamuud Ciise oo ka mid ah shaqaalaha Radio Hargeysa iyo xarunta Tababarada saxaafada ee free press ayaa ka mid noqotay dadkii Xalay lagu xasuuqay muqdisho,waxaana wararka aanu ka helanay qaar ka mid ah saxafiyiinta muqdisho ee ka ag dhawa sheegeen in ay dhaawactay oo dhabarka uu dhaawac ka soo gaadhay.
Saxafiyadan Reer Hargeysa ayaa Dhawaan uguurtay Magaalada Muqdisho ka dib markii uu Guursaday Nin halkaasi degan.