Musharrax Xildhibaan- Mustafe X. Adam Harun ayaa Bulshada Somaliland Katacsiyeeyay Shilkii Naxdinta lahaa ee Maanta Kadhacay Deegaanka Gabiley Musharrax Xildhibaan- Mustafe X. Adam Harun ayaa Bulshada Somaliland Katacsiyeeyay Shilkii Naxdinta ee Maanta Kadhacay Deegaanka Gabiley, Qoraalk kooban oo uu Soogaadhsiiyay Warqabadka Somalilandlive Media ayaa Udhignaa Sidan.-
INAAL ILLAAHU WA INAAL ILLAYHI RAAJICUUN . Anigoo ku hadlaya Magacayga iyo Kan Bulshada Somaliland ee Jarmalka iyo Guud ahaan kuwa Islaamka ahba Waxaan Tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Dadweynihii Shilka Naxdinta lihi kudhacay Waxaan Allah ugu baryeynaa inuu janooyinkiisa ku arsaaqo Guud ahaan Dadkii ay kadhinteena Samir iyo Iimaan ka siiyo Ameen Ameen Ameen
M. H. Adam Harum