Aragtida Dadweynaha

Musharax Jamaal Cali Xuseen oo Tacsi Tiiraanyo leh udiray Qoysaskii ay ka Geeriyoodeen 14 marxuum ee Shalay Shilka ku Galay Gabiley.

Byadmin

Feb 27, 2016

In-naa Lillaahi waa inaa Ilayhi Raajicuun – Ehelka, asxaabta, qaraabadda iyo bulshada Somaliland ba waxaan la wadaagayaa murugada iyo naxdinta uu sababay Shilka Naxdinta iyo murugada leh ee maanta ka dhacay inta u dhaxaysa Gabiley iyo Kalabaydh – shilkaasi oo sababay dhimasho 14 muwaadin iyo 9 dhaawac ah – Illaahay waxaan uga baryayaa dhamaan ehelkii, qaraabadii iyo Shacabka Somaliland in uu Eebe samir iyo iimaan ka siiyo –
Inta Geeriyootay Ilaahay Haw Naxariisto – Inta Dhaawaca ahna Illaahay caafimaad hawgu badalo.
Aamiin Aamiin Aamiinjamaal-cali-xuseen

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *