Aragtida Dadweynaha

Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Dalka Sweden Fu,aad Kaamil Ciise oo Tacsi udiray Dadkii ku Geeriyooday Shilkii Naxdinta lahaa ee ka Dhacay Gabiley.

Byadmin

Feb 27, 2016

2

Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

Anigoo Ku Hadlaya Magaca  Dhamaan Ilma Kaamil Ciise Habane Waxaan Tacsi Halkan Uga Dirayaa Eheladii.Qaraabadii Iyo Qaranka Somalilandba Geeridii Ku Timi Dhamaan Dadkii Ku Nafwaayay Shilkii Baabuur Ee Ka Dhacay Gobolka Gabiley Kaas Oo Ay Ku Naf Waayeen Dad Aad U Badani.Ilaahayna Waxaan Ka Baryaynaa Inuu Dhamaanteenba Samir Iyo Iimaan Inaga Siiyo Gaar Ahaana Ehelkii Iyo Qaraabadii Ay Ka Baxeen.Marxuumiintaana Uu Janadiisa Fardusa Ka Waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin.Inaa Lilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun.

 

Guddomiyaha Xisbiga Kulmiye Ee Sweden

Mudane Fuad Kamil Isse

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *