Warbixin kooban oo ku saabsan Zamzam Adan warsame, Gabadha magaceeda oo saxda ah waa Zamzam Adan warsame magaca passborka ugu qoran waa Zamzam Abdi Hassan dhalasho ahaan wa soomali laakiin waxa ay ku baxday passport Kenyan ah.
Qaabkii ay ku baxday
Waxa ay joogtay Nairobi Waxa ay Waalidkeed ushegatay in ay baxeeyso oo ay heshay len ilaa Uk ah lacagtiina meel ay kala dhigteen muqalasiinta. Habeen xili dambe ah ayeey u sheegaty ehelkeeda in ay baxeeyso
Waxa ay tiri “Waxan raacayaa Ethopian Airways Waxaan ka baxayaa Airpotka Joma Kenyatta Airport waxan Transit ku ahay Adis Ababa Ethopia then waxaan tarinsit kale ku sii ahaana yaa ilaa 3 saacadood Airportka Harara Zimbabwi
Galab 4:45pm waxa ay soo wacday walalkeed Abdulaziz Adan Warsame iyada oo ku sugan zimbabwi waxayna ku dhahday waxaan ku jiraa Airpotka Harare waxaan sugayaa Diyaarada British Airways.
Markii ugu war dambaysay
18/8/2013 galab Ayay Zimbabwi ka soo wacday Hooyadeed Hasna markaas ayaan ugu war dambaysay.
Waxaan raadinay muqalaskii waxa uuna noo shegay in uu la socday ilaa Airpotka Harare zimbabwi kadib na uu soo celiyay passport keeda Kenyan ka ah una dhiibay passbort kale si ay ugu duusho Uk.
Muqalaskii waraysi iyo baaritaan dheer ka dib waxaaa soo baxday inuu san waxba ogayn gabadhana ay ku xiranthy wadaan kaas.
F.G : ninka muqalaska ah waa Kenyan waxaa la shaqaynayay nin Somalia ah oo gabadha ku soo xiray
dib ayaa nalooga soo sheegi doonaa ninka muqalaska ah numbarkiisa iyo magaciisa In’sha’ALLAH
Qofka ugu dhaw ee raadinaya
Waa Gabadha Hooyadeed Hasna Adan Hirsi , Aabe heed Adan warsame jimcaalle iyo Family ka Reer Warsame Dhagoolle dhamaantood oo ku nool Muqdishu Somalia.
Wixii warbixin ah Kala xiriir walalkeed Abdulaziz Adan Warsame
Tell: +252618051122