News

CADDEYN: imisa Dal ayaa aqoonsaday Basboorka Jamhuuriyada Somaliland

Byadmin

Feb 24, 2016

somalilandQofka haysto Baasaboorka Somaliland ee doonaya inuu u safro dalka Zambia uma baahna VISA (Dal-ku-gal), wuxuu joogi karaa Visa la’aan dalka Zambia muddo dhan 30 maalmood haddii uu yahay ganacsade, 90 maalin ayuu joogi karaa haddii booqashadiisa tahay Dalxiis.

Website-ka Wasaaradda Arimaha Dibadda Zambia ayaad daabacay Warbixin ku saabsan in ay aqoosan yihiin Basboorka Somaliland.

Halkan riix oo arag cadaynta warkani

Haddii aad doorato Baasaboorka Somaliland ee “Ordinary Passport” waxaa kuu soo baxaayo “You are exempted from VISA” oo micnaheeda yahay inaan lagaaga baahneyn Dal-ku-gal.
Sida Xukuumada S/land ay sheegeen Dalalka aqoonsaday Baasaboorka Somaliland ayaa noqonayo 10 dal kuwaasoo kala ah:
1- South Africa
2- Ethiopia
3- Djibouti
4- Belgium
5- United Kingdom
6 – France
7- South Sudan
8- Kenya
9:UAE
10:Zambia

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *