Haldoornews.com
Guddoomiye cirro oo 11sano fadhiya barlamaanka iyo khasaarihii lagu khasaaray ayaa manto doonaya hogaanka dalka in uu qabto: by maxamed cabdi jaamac.
February 23, 2016 - Written by admin

cirroWaxaa shacabka somaaliland ka dharagsanyihiin in guddomiye cirro uu yahay qof lagu khasaaray 12sano oo uu fadhiyay barlamanka, isaga oo aan ansixin sharci kaliya taasi waxay ku tusay saa fadhiidnimadiisa .

Guddomiye cirro waa shakhsi aan karti iyo hufnaan lahayn oo aan ka bixi Karin wakhtiyada adag.

Waxyaabaha uu caanka ku yahay guddomiy cirro waa

  1. Waa shakhsi aan dabeecad wanaagsanay oo caadifad leh oo markasta ku dooda in uu yahay nin reer hebal ah
  2. Waa shakhsi la soo shaqeeyay siyaad bare ilaa markii uu dhay oo uu ahaa safiirka uu fadhiya ruushka ilaa 2004 markaas oo Somaliland yimid oo uu noqday xildhibaan reer soo dorteen oo lacag isticmaalay
  3. Waa nin soomliweyn aaminsan oo aan Somaliland garanan wixii loo soomaray
  4. Waa nin xildhibana barlamaanka kala-jajabiyaay ee la soo hay inta reer koodaha
  5. Waa nin wata xisbi aan sharci iyo dastuur lahan

COMMENTS
Arimaha Diinta