News

DAAWO: Saanadda Naxdinta Leh ee Ruushka. (Gantaalka TOPOL.M)

Byadmin

Feb 21, 2016

Wadooyinka tuuada Tiyeeko ee Mandaqada Manawa ee Dalkaasi Ruushka , ma aha shayga keliya ee aad ku arkaysaa boodhadhka xayaysiisyada iyo xarumaha ganacsi ee halkaa ku yaalla laakiin sidoo kale waxa waddo kasta kaaga muuqanaya looxyada ama boodhahdhka ay ku xardhan yihiin gantaalaha ridada fog ee nooceedu yahay Topol M kana mid ah saanadda ciidamada ee wadankaasi .

1115

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *