News

Safiirkii hore ee somalia u joogay dalka kenya Amb Amerika oo somaliland jooga +Xukuumada Somaliland oo aan weli ka hadal siyaasiyigan ka soo jeeda somalia,

Byadmin

Feb 17, 2016

ameroa4Hargeysa(Haldoornews)-Safiirkii Hore ee Dawlada Federaalka somaliya u Fadhiyey Dalka Kenya ayaa Baryahan Socdaal ku Joogay, Socdaalka Safiirkan hore uga tirsanaa xukuumada somalia ayaanay ilaa haatan ka hadal xukuumada somaliland, maadaama uu yahay siyaasi aaminsan amaba ka soo jeeda dhalasho ahaan koonfurta somalia,

safiirka ayaa socdaalkiisan uu ku maray ama uu ku joogo magaalooyinka ka mid ah somaliland soo dhigay boga uu ku leeyahay barta ay bulshadu ku kulanto ee facebook.

arintan ayaa xukuumada somaliland ku noqonaysa sharci jabin maadaama oo somaliland uu mamnuuc ka yahay in nin siyaasi ah oo xil ka qabtay ama aaminsan in aanay somaliland ahayn qaran madax banaan balse ay tahay qayb ka mid ah somalia.

iyadoo uu Ambasador amerika uu socdaalkiisa ku soo maray gobolo iyo degmooyin badan oo ka tirsan somalia, wuxuuna ku sheegay qoraalkan uu soo dhigay bogiisa facebook-ga in uu joogi doono somaliland muddo bil ah.

socdaalka siyaasigan uu ku joogo somalialnd ¬†ayaan la ogayn waxa uu salka ku hayo maadaama oo uu somalia u ahaa safiirka u jooga dalka kenya uuna yahay siyaasi ku shaqeeya mab’da somali weyn.

uuna ka soo horjeedo gooni isu taaga somaliland

amerika3 amerika2

ameriak7

ameriko

ameriak6 ameriak5 ameriak1

Haldoornews.com

Hargeysa office

contact@haldoornews.com

 

 

By admin

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *