Haldoornews.com
Madaxwayne ku Xigeenka oo Xadhiga ka Jaray Guryo Cusub oo Loo Dhisay Danyarta Caasimadda Somaliland
February 17, 2016 - Written by admin

sayliciMadaxweyne Ku xigeenka JSL Md Cabdiraxmaan cabdilaahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta xadhiga ka jaray Dhismayaal cusub oo ah guryo loo dhisay qaar ka tirsan danyarta xaafadda Ayax 2 ee Koonfurta caasimadda.

COMMENTS
Arimaha Diinta